Hubinta magaca domain-ka





Suurta galnimada helitaanka
Waxa aynu bixinaa Nidaam Diwaangelinta .SO oo la heli karo, la isku hubo, la iskuna haleynkaro.
sameynta Xogta Gudaha
SONIC waxa ay gacan ka geysaneysaa horumarinta hurumarinta internet-ka gudaha dalka
Horumarinta dotSO
SONIC waxa ay dhiiri gelinaysaa isticmaalka furaha internet-ka Qaranka ee gudaha dalka iyo dibadda intaba si kor loogu qaado aqoonsigaaga Internet-ka.
24/7 Caawinaad ah
Wax aad heli doontaa caawin waqti walba iyo maalin walba

Diiwaangeliyayaasha .SO

.SO
Magacyada internet-ka waxaa loo diiwaan geliyaa mid kamid ah qaababka soo socda
.COM.SO
Waxaa loogu tala galay Shirkadaha Ganacsiga iyo calaamadaha ganacsiga ee diiwaangashan
.NET.SO
Shirkadaha bixiya adeegyada la xiriira Internet-ka (ISPs, web hosting, portal sites, IWM.)
.ORG.SO
Waxaa lagu diiwaan geliyaa Hay’adaha aan faaiido doonka aheyn.
image
.EDU.SO
Waxaa loogu tala galay Hay’adaha tacliinta sare bixiya
.GOV.SO
Waxaa loogu tala galay Hay’adaha Dowladda Dhexe
.ME.SO
Waxaa loogu talagalay magacyada shakhsiyaadka
Diiwaangeliye .SO ee gudaha dalka
Diiwaangeliye .SO caalami ah.
K+
oo domain oo la diiwaan geliyay
magac diiwaan gelin oo wata .so
Xarunta Maamulka Furaha Internet-ka Qaranka (SONIC)
Xidhiidhada dibadda
Dir fariin