By admin
SONIC oo maamusha astaanta internetka ee Soomaaliya (dotSO) ayaa fursad u soo bandhigtay shirkadaha ka shaqeeya teknoolojiyada ee ka hawlgala dalka.
Fursaddaas oo ah inay noqon karaan diiwaangeliyeyaal maxalli ah (local registrars).
Ogaysiis SONIC – Final
Haddaba faahfaahinta ka aqriso halkan.