Noqo Diiwaan-geliye

Diiwaangeliyayaasha Cusub

    1. Hay’adaha iyo shirkadaha danaynaya inay noqdaan diiwaangeliyeyaal waa inay si rasmi ah ugasoo codsadaan SoNIC.

      Warqada codsiga rasmiga ah waa in lagu soo diraa iimayl (ama gacanta lagu keenaa) SONIC. info@sonic.so Fadlan ogow in warqadda codsiga ay sidoo kale la socoto

      1. Xogta Shirkaddaada oo faahfaahinaysa hawlaha shirkaddaada, goobta, iyo Waxqabadkiina.

      2. Cinwaanka Shirkaddaada.

      3. Shatiga diiwaangelinta saxda ah ee shirkaddaada  (Maamulka Gobolka Banaadir ama wasaaradda ganacsiga).

      4. Shatiga Heerka B ee HIQ.

      Download the application forms from the link below:

      1. Foomka Codsiga Diiwaan Geliyaha.

      2. Heshiiska Aqoonsiga Diiwaan Geliyaha.

      3. Shatiga Heerka B ee HIQ